Wiil Mucjisa ah Oo Arin yaab leh sameeyay (Video)

Number of View: 317

Wiilkani waa Hindi waxa uuna yaab iyo Amakaag ka dhigay wada ku taala Magaalada New Delhi ka gadaal markii uu arin dadka la yaabeen sameeyay.

Wiilkan 8 sana jirka ah ayaa awood uu dadka dheeryahay tusay waxaana uu soo bandhigay in Lafihiisa gadaale ee duudka (Garbaha hoostooda) ay ka awood badan yihiin Boqolal qof awoodooda.

Halkan Riix ka dib daawo Muuqaalka

Categories: AMAZING, FUNNY NEWS

Comments are closed.