Nin Xaaskiisa U soo gatay Laba Bistoolad si uu u cabsi galiyo (Daawo Ragga Xaaskooda dila)

Number of View: 234

Dhacdooyinka la yaabka leh ee ka dhaca dunidan ayaa waxaa ka mid ah dhacadadan qabsatay gabadhan soo bandhigayso dhibaatadii ay ninkeeda kala kulantay.

“Waa uu i handadi jiray waxa uu ii muujin jiray in uu i dili doono ,Bistoolad ayuu soo iibsaday weliba laba waxaana uu maalin walba iigu goodin jiray in uu i dilayo……” ayay dhahday gabadhani Halista iyo jirdilka kala kulantay ninkeeda.

Sheekada oo buuxda Halkan ka daawo Video-ga ku dhifo:-

Ragga xaasaskooda dila

Comments are closed.