HEESTA MAANTA:Fanaanada Qaali ladan oo ka Cabanaysa Nin Si xun u galay (VIDEO)

Number of View: 318

Fanaanada da’da yar Ee Soomaaliyeed Qaali Ladan ayaa soo qaaday hees cajiib ah oo ay ku calaacalayso cabasha xoog lehna uga muujinayso nin si xun u galay.

Fanaanada Heestani waxa ay Ku Sifeynaysaa ninkaasi nin xun waxaana ay u diraysaa fariin aad moodo in ay carada ka keentay iyada oo ku dhahaysa Jidadka la aad Jaceylkaaga maadaama aad si xun ii gashay.

HEESTA OO MUUQAAL AH HALKAN HOOSE KA DAAWO:-

HEES QAALI LADAN

Comments are closed.