Monday, May 20th, 2013
FCB nalaqosol

Hotmail Oo Xermi doona dhawaan (Xog Fiican Qaado)

Published on January 30, 2013 by   ·   No Comments

hotmail la xeri doonoQorshooyin kala duwan oo ay Shirada Microsoft wado ayaa lagu sheegay ineey isbadal kuwado Adeega Hotmailka oo ay mudo Macaamiisheeda usoo waday kaasoo dadyoow badan wal wal ku abuurtay.

Shirkadda wayn ee Microsoft ayaa waxay qorshaynaysaa inay mardhaw adeeggeeda caanka ah ee Hotmail.com ee E-mailada ay gabi ahaanba ku badasho adeegga cusub ee Outlook.com .

Adeegga Emailada lacag la’aanta ah ee Hotmail wuxuu ka mid yahay adeegyada ugu caansan ee shirkadda Microsoft ay bixiso wuxuuna gacanta MIcrosoft ku jiray ilaa iyo 1998.

Sanadihii u danbeeyay ayaa adeegsadayaal badan oo horay uu isticmaali jiray Hotmail waxay u wareegeen adeegga Emailada Gmail oo ay leedahay shirkadda Google , iyagoo sabab uga dhigayay inuu ka fudud yahay kana casrisan yahay adeegyada Yahoo Mail iyo Hotmail.

>Tallaabadan cusub oo ay shirkadda Microsoft qaadayso ayaa waxaa lagu micneeyay inay tahay sidii shirkadda Microsoft ay tartan xoogan ula gali laheed shirkadda Google isla markaana ay u casriyeen lahayd adeeggeeda.

Adeegga Outlook.com waa adeeg Emailo lacag la’aan ah oo cusub kuna xiran adeegyada kale ee Facebook,twitter, linkedin iyo Skype si qofka dhammaan adeegyada kale ee uu isticmaalo uu hal meel ugala socdo.

Waxa xusid mudan in qofka uu haddaba akawnkiisa hotmail ku gali karo Outlook.com dhammaan Emailadiisa iyo xogtiisa horana aysan waxba ka dhumaynin.Waxyaalaha ugu horeeyo oo qofka indhihiisa soo jiidanayo ayaa waxaa ka mid ah nakhshad cusub oo casri ah iyo adeegyo badan oo shirkadda ay kusoo kordhisay.

Wali shirkadda Microsoft ma aysan sheegin xilliga ay dhammaan adeegsadayaasha u rarayso adeeggan cusub, laakiin waxaa suurto gal ah in qofka uu sii tijaabiyo adeeggan lana sii qabsado isagoo booqanaya www.outlook.com , ka dibna ku qoro akawnkiisa emailka ee Hotmail.

Nalaqosol@GMAIL.COM

Warbaahinta Nalaqosol.com

Readers Comments (0)



INDIAN FILMS

ragga .

Xaliimooyinka Reer Sweden-ka noqday Ragga Dhibkan ayay ku qabaan ! (Filim Xanuun badan Daawo)

May 4, 2013
Filimkan ayaa waxa uu ka hadlayaa Dhibaatada Ragga Reer Sweden ay ku qabaan dumarka  awooda isbiday ee dalkaasi ...
video shukansi

Very Funny Shukansi (Daawo Video Qosol Miiran ah)

April 24, 2013
Muuqaalkan ayaa waxa uu yahay mid si rasmi ah u dhici kara waxaana sheekada laga sameeyay ay dhex ...
FILIM AFSOMALI CAJIB AH

FILIM AFSOOMAALI AH OO CAJIIB AH (DAAWO)

April 16, 2013
Filimkan Afsoomaaliga ah ayaa waxaa loogu Magac daray Beri,Xiligan ,Meeshaan kaasi oo qaab jiliinkiisa Koowaad uu aad kuu ...
FULL FILIM

FILIMKII CAANKA AHAA YADEEN (Full Movie-Daawasho Wacan)

February 2, 2013
Xubinta Filimada Ee Warbaahinta Nalaqosol.com ayaa maanta waxa aan idinku soo bandhigaynaa Filimkii caanka ahaa Yaden oo ah ...
Dil_poster_desifun_co_uk

FILIMKII CAANKA AHAA “DIL” Oo Afsoomaali ah Qeybta 1aad (Daawasha Wacan)

January 28, 2013
Filimkii aadka u jilida wanaagsanaa ee Dil ayaa Maanta idiin haynaa Qeybta 1aad Daawo. Maalin walba ayay warbaahinta Nalaqosol.com ...
Hindi cajiib

HEESTA MAANTA -Daawo Dareenkaaga Maxaa Iska badaleya Reeb Comment(VIDEO)

January 24, 2013
Inta badan Filimada Hindiga Iyo Heesahooda ayaa qaabka loo jilay waxaa qofkii daawada uu dareen ahaan noqonayaa Mid ...
FILIMKII DADKAN

Daawo Film hindi ah oo lagu magacaabo Dhadkan “Full Filim Afsoomaali)

January 19, 2013
Filimkan waa Filimada loogu Jecelyahay Hindiga waxaana Loo Tarjumay Afsoomaali Jaceyl,Caqli iyo Siyaasad Filim ka kooban waa Filimkii ...
FILIMKII

Full Filim Hindi Afsoomaali ah (FILIMKII KYO KII MAIN JHUT NAHIN BOLTA Full Movie)

January 18, 2013
Warbaahinta NALAQOSOL.COM oo idiin soo bandhigta Filimada Xulka ah auaa waxa ay maanta idiin soo bandhigaysaa Filimkii Caanka ...
Hindi

Hees Hindi ah Jaceyl Xanuun badan (Daawo)

January 18, 2013
Heestan Macaan Waa Heesaha sanadahan loogu  jecelyahay Hindiga  Heestan Halku dhigeeda waa ISHQ KA DARD HAI Waxa aad dareemi ...
FULL FILIM

FILIM HINDI AF SOMALI “ASAMBHAV” (FULL MOVIE DAAWO)

January 15, 2013
HALKAN KA DAAWO FILIM 2 SAACADOOD AH (HINDI AFSOOMAALI FULL AH) Filimkii ASAMBHV OO ATOORAYAAL Caan ah ay ...