SIR CULUS : Facebook Qof maka Shukaansataa Samee Sidaan…
Published on January 30, 2013 by admin · No Comments
Facebook waxa uu noqday Falaarta ugu horeesa ee xariirkoodu ku abaaraan Lamaana yaasha Soomaaliyeed iyadoo 24 saacba eey Malaayiin qofood kuwa haasaawaan Haba ugu badnaadaane dhalinteena Soomaaliyeed.
Iyadoo ay taasi jirto ayaa hadana mudooyinkii ugu danbeeyey waxaad moodaa xeelado cusub iney lasoo baxeen Lamaanayasha kuwooda kuwada haasaawa barta Facebook.
Tusaale :- Hadii aad dooneysid inaad la wadaagto Xariir dhan waliba ah Wiil/Gabadh cidii uu doono ha ahaadee waxaa badanaa dhalintu ay isticmaalaan Sawiro Ama Calaamado calan loo ekeeysiiyey oo astaan u ah Maamul goboleedyada ka jira Gudaha dalka Soomaaliya si markaasi qofka uu xariirka la sameeynayo qalbigiisa usoo jiito.
Daraasado badan oo la sameeyey ayaa lagu xaqiijiyey arintaasi , bal eeg hadaba inta aad dib ugu laabatid Facebook-gaaga inta ruux ee Online-ka kuu ah isla markaana isticmaalaya Calaamado ama Astaamo gaar u ah Maamul goboleedyada Soomaaliya.
Inkastoo arinkaasi laga wada simayahay wiil iyo gabadh ba ayaa waxaa hubaal ah in Lamaane fara badan oo iminka xariir dhinac walba ah ka dhaxeeyo ay barashadoodu astaan u ahyd Arinkaasi.
Source :Aduun
May 4, 2013
Filimkan ayaa waxa uu ka hadlayaa Dhibaatada Ragga Reer Sweden ay ku qabaan dumarka awooda isbiday ee dalkaasi ...
April 24, 2013
Muuqaalkan ayaa waxa uu yahay mid si rasmi ah u dhici kara waxaana sheekada laga sameeyay ay dhex ...
April 16, 2013
Filimkan Afsoomaaliga ah ayaa waxaa loogu Magac daray Beri,Xiligan ,Meeshaan kaasi oo qaab jiliinkiisa Koowaad uu aad kuu ...
February 2, 2013
Xubinta Filimada Ee Warbaahinta Nalaqosol.com ayaa maanta waxa aan idinku soo bandhigaynaa Filimkii caanka ahaa Yaden oo ah ...
January 28, 2013
Filimkii aadka u jilida wanaagsanaa ee Dil ayaa Maanta idiin haynaa Qeybta 1aad Daawo.
Maalin walba ayay warbaahinta Nalaqosol.com ...
January 24, 2013
Inta badan Filimada Hindiga Iyo Heesahooda ayaa qaabka loo jilay waxaa qofkii daawada uu dareen ahaan noqonayaa Mid ...
January 19, 2013
Filimkan waa Filimada loogu Jecelyahay Hindiga waxaana Loo Tarjumay Afsoomaali Jaceyl,Caqli iyo Siyaasad Filim ka kooban waa Filimkii ...
January 18, 2013
Warbaahinta NALAQOSOL.COM oo idiin soo bandhigta Filimada Xulka ah auaa waxa ay maanta idiin soo bandhigaysaa Filimkii Caanka ...
January 18, 2013
Heestan Macaan Waa Heesaha sanadahan loogu jecelyahay Hindiga Heestan Halku dhigeeda waa ISHQ KA DARD HAI Waxa aad dareemi ...
January 15, 2013
HALKAN KA DAAWO FILIM 2 SAACADOOD AH (HINDI AFSOOMAALI FULL AH) Filimkii ASAMBHV OO ATOORAYAAL Caan ah ay ...