Nin Muslim ah Oo La bahdilay Laguna qasbay In Uu Lug Shumiyo (Video Yaab leh)

Number of View: 320

Ninkani waa Bangladesh waxaana si xun ula dhaqmay nin askari ah oo Saudian ah kaasi oo ku qasbaya in uu adeeco dowlada dalkaasi.

Muuqaalka mala ahaan waxaa ninkani Bangalesh-ka Muslimka ah la qiyaasayaa in uu wax ka sheegay dowlada Saudi Arabia balse waxaa loogu badalay in la garaaco lug shumis lagu qasbo.

VIDEO-ga Halkan ka daawo:-muslim man

 

Comments are closed.