Tuesday, May 21st, 2013
FCB nalaqosol

Astaamahan hadii aad yeelato Xaaskaaga maku iloobeyso (Qormo Muhiim ah)

Published on February 1, 2013 by   ·   No Comments

Qoysaska Soomaalida waa kuwa inta badan Duruufuhu kala geeyaan waxaase jira qoysas xabuub ah oo nolosha wax badan ka fahmay kuwaasoo la dagaalama Carqaladaha keeni kara isku dhaca iyo Niyad jabka joogtada ah.

Hadaba Dumarku waxa ay aad ujecelyihiin ragga inta badan sidii Curudka u kool koolsha taasoo ah mid ay xaq uleedahay waxeeyse inta badna ku andacoodaan Gabadhaha Soomaaliyeed in raggoodu ahyn kuwa unugul Macaanida nolosha.

Taas anigoo beeninaya wiiloow igu taageer inaad Adeegyadaan isla saacada xigta aad kusoo kordhiso Qoyskaada si ay meesha uga baxdo Ragga Soomaaliyeed ma’ahan kuwa Romantic ah.

Gabadha u gooni yeel waqti ku filan ood kuwada sheekeysataan adigoo tagaya meelaha dooga badan hadii aysan suurta kuu ahyn Gurigiina xorta ah kuwada qaata waqti idinku filan adigoo kuwada Sheekeysanaya Ogoow mar hadii la is guursado Sheekada iyo shukaansigo ma dhamaadee.

Inta aad wada sheekeysanayaan isku day inaad ku mashquusho Gacmahadeeda sida cidiyaha adigoo u nadiifinaya usal salaaxaya , Amaanaya qiimaha ay noloshaada ku leedahay Jaceylka aad ku guursatay iyo kan aay iyadu ku siisay Guurkiina kaidb ka dhowr hadal xumaata keena ama u eg.

Dhanka lugaheeda mar adigoo Dhalaan yar oo kale u xan xanteenaya cirbaheeda sheeko macaan oo ku soconeyso usheeg haba u badnaato inaad ka run sheegto qiimaheeda & Quruxdeeda u qiro ineey tahay Mida aad dunida ku leedahay.

Wada noolaanshahu ma’ahan kaliyah inaad Caruur ka dhashid ama ay Guri uun kuu joogto waa ineey heshaa baahi walbo oo ay tabayso si ay farxad Gurigaaga ugu timaad sahal ugu sameee.

Waa hubaal kuwaas iyo kuwa kalaba hadii aad xaaskaaga u joogteeyso ineey meesha ka baxayso waxyaalo dhowr ah oo qalbigeeda Jabin lahaa ama keeni lahaa Xiiso La’aan & isku dhac.

Abdulfatah SaBlale
Cape town , South Africa
sablale@hotmail.com

Readers Comments (0)



INDIAN FILMS

ragga .

Xaliimooyinka Reer Sweden-ka noqday Ragga Dhibkan ayay ku qabaan ! (Filim Xanuun badan Daawo)

May 4, 2013
Filimkan ayaa waxa uu ka hadlayaa Dhibaatada Ragga Reer Sweden ay ku qabaan dumarka  awooda isbiday ee dalkaasi ...
video shukansi

Very Funny Shukansi (Daawo Video Qosol Miiran ah)

April 24, 2013
Muuqaalkan ayaa waxa uu yahay mid si rasmi ah u dhici kara waxaana sheekada laga sameeyay ay dhex ...
FILIM AFSOMALI CAJIB AH

FILIM AFSOOMAALI AH OO CAJIIB AH (DAAWO)

April 16, 2013
Filimkan Afsoomaaliga ah ayaa waxaa loogu Magac daray Beri,Xiligan ,Meeshaan kaasi oo qaab jiliinkiisa Koowaad uu aad kuu ...
FULL FILIM

FILIMKII CAANKA AHAA YADEEN (Full Movie-Daawasho Wacan)

February 2, 2013
Xubinta Filimada Ee Warbaahinta Nalaqosol.com ayaa maanta waxa aan idinku soo bandhigaynaa Filimkii caanka ahaa Yaden oo ah ...
Dil_poster_desifun_co_uk

FILIMKII CAANKA AHAA “DIL” Oo Afsoomaali ah Qeybta 1aad (Daawasha Wacan)

January 28, 2013
Filimkii aadka u jilida wanaagsanaa ee Dil ayaa Maanta idiin haynaa Qeybta 1aad Daawo. Maalin walba ayay warbaahinta Nalaqosol.com ...
Hindi cajiib

HEESTA MAANTA -Daawo Dareenkaaga Maxaa Iska badaleya Reeb Comment(VIDEO)

January 24, 2013
Inta badan Filimada Hindiga Iyo Heesahooda ayaa qaabka loo jilay waxaa qofkii daawada uu dareen ahaan noqonayaa Mid ...
FILIMKII DADKAN

Daawo Film hindi ah oo lagu magacaabo Dhadkan “Full Filim Afsoomaali)

January 19, 2013
Filimkan waa Filimada loogu Jecelyahay Hindiga waxaana Loo Tarjumay Afsoomaali Jaceyl,Caqli iyo Siyaasad Filim ka kooban waa Filimkii ...
FILIMKII

Full Filim Hindi Afsoomaali ah (FILIMKII KYO KII MAIN JHUT NAHIN BOLTA Full Movie)

January 18, 2013
Warbaahinta NALAQOSOL.COM oo idiin soo bandhigta Filimada Xulka ah auaa waxa ay maanta idiin soo bandhigaysaa Filimkii Caanka ...
Hindi

Hees Hindi ah Jaceyl Xanuun badan (Daawo)

January 18, 2013
Heestan Macaan Waa Heesaha sanadahan loogu  jecelyahay Hindiga  Heestan Halku dhigeeda waa ISHQ KA DARD HAI Waxa aad dareemi ...
FULL FILIM

FILIM HINDI AF SOMALI “ASAMBHAV” (FULL MOVIE DAAWO)

January 15, 2013
HALKAN KA DAAWO FILIM 2 SAACADOOD AH (HINDI AFSOOMAALI FULL AH) Filimkii ASAMBHV OO ATOORAYAAL Caan ah ay ...