Wednesday, June 19th, 2013
Nin ku dhacey Siriq ay Xaaskiisa u dhigtay!! (Video Qosol leh)
Published on February 1, 2013 by admin · No CommentsNinkani ayaa waxa uu ku dhacay siriq yaab lahayd oo ay xaaskiisa u dhigtay xilli uu aad u daalnaa sariirtana uu dul dhacey markii shaqada uu ka yimid.
Ninkani ayaa xaaskiisa waxa ay diyaarsatay Kaamirad si ay Video qarsoon uga duubto marka uu ku dhacanayo siriqda yaabka leh ee dhagarta ah oo ay u dhigtay si ay uga qoslisiiso.
VIDEO-ga HALKAN HOOSE MUUQAALKA JAG SII SI AAD U DAAWATID:- (NB.Qosol sii iibso is diyaari)
Readers Comments (0)
ADVERTISEMENT
FACEBOOK NAGU SOO BIIR
INDIAN FILMS
Saaxib Ha I Salaamin (Funny Flim Tusaale Mudan)
June 16, 2013
Ha I Salaamin waa Flim qosolka kaa dhameen doona marka aad si fiican u duuxdid waana flim digniin ...
TOP FILM HINDI AH (Daawasho Wacan )
June 12, 2013
Maanta waxa aan idiin haynaa Filimkii Caanka ahaa Aashiq Banaya Aapne Ee caanka ka ahaa shaneemooyinka markii uu soo ...
Filinkii Ugu Xooga badnaa Aduunka (Funny Film )
June 3, 2013
Filimkan ayaa waxa uu noqday mid xooga aduunka la iskugu faano waxaana aad uu uga qoslisiiyay dadkii daawanayay ...
Xaliimooyinka Reer Sweden-ka noqday Ragga Dhibkan ayay ku qabaan ! (Filim Xanuun badan Daawo)
May 4, 2013
Filimkan ayaa waxa uu ka hadlayaa Dhibaatada Ragga Reer Sweden ay ku qabaan dumarka awooda isbiday ee dalkaasi ...
Very Funny Shukansi (Daawo Video Qosol Miiran ah)
April 24, 2013
Muuqaalkan ayaa waxa uu yahay mid si rasmi ah u dhici kara waxaana sheekada laga sameeyay ay dhex ...
FILIM AFSOOMAALI AH OO CAJIIB AH (DAAWO)
April 16, 2013
Filimkan Afsoomaaliga ah ayaa waxaa loogu Magac daray Beri,Xiligan ,Meeshaan kaasi oo qaab jiliinkiisa Koowaad uu aad kuu ...
FILIMKII CAANKA AHAA YADEEN (Full Movie-Daawasho Wacan)
February 2, 2013
Xubinta Filimada Ee Warbaahinta Nalaqosol.com ayaa maanta waxa aan idinku soo bandhigaynaa Filimkii caanka ahaa Yaden oo ah ...
FILIMKII CAANKA AHAA “DIL” Oo Afsoomaali ah Qeybta 1aad (Daawasha Wacan)
January 28, 2013
Filimkii aadka u jilida wanaagsanaa ee Dil ayaa Maanta idiin haynaa Qeybta 1aad Daawo.
Maalin walba ayay warbaahinta Nalaqosol.com ...
HEESTA MAANTA -Daawo Dareenkaaga Maxaa Iska badaleya Reeb Comment(VIDEO)
January 24, 2013
Inta badan Filimada Hindiga Iyo Heesahooda ayaa qaabka loo jilay waxaa qofkii daawada uu dareen ahaan noqonayaa Mid ...
Daawo Film hindi ah oo lagu magacaabo Dhadkan “Full Filim Afsoomaali)
January 19, 2013
Filimkan waa Filimada loogu Jecelyahay Hindiga waxaana Loo Tarjumay Afsoomaali Jaceyl,Caqli iyo Siyaasad Filim ka kooban waa Filimkii ...

