Madaxweynaha Obama Oo Tisxi uu dilay loo heesto (VIDEO)

Number of View: 206

Madaxweynaha dowlada aduunka ugu tunka weyn Brack Obama ayaa dacwad laga furay ku saabsan tisxi uu gacantiisa ku dilay gudaha aqalka cad.

Daawo Obama oo qaati ka joogay Tisxigan xilli waraysi laga qaadayay ayaa goostay in uu ka taqaluso tisxigaasi waxaana uu noqday Madaxweynaha dowlada ugu weyn ee dilay tisxi waxaana taasi ay keentay in dacwad ay ka furaan ururada u dooda Xuquuqda Noolaha.

VIDEO HALKAN KA DAAWO:-

obama

Comments are closed.