Ha la isku Ciyaaro Sidan ayaa ka dhalata (Nolosha Qoyska Funny Video)
Published on February 2, 2013 by admin · No Comments
Muuqaalada qosolka leh ee la sameeyo ayaa waxaa intooda badan si lama filaan ah looga duubaa asxaabta isku dhow oo qofba qofka kale uu gaado si lama filaan ah.
Video-gan ayaa waxaa kaaga muuqan doona Ciyaarta Nolosha ee Lamaanaha wada nool oo midba midka kale uu siriq u dhigo marna kaga caraysiiyo marna kaga qosliyo.
Video-ga Halkan Ka daawo:-

May 4, 2013
Filimkan ayaa waxa uu ka hadlayaa Dhibaatada Ragga Reer Sweden ay ku qabaan dumarka awooda isbiday ee dalkaasi ...
April 24, 2013
Muuqaalkan ayaa waxa uu yahay mid si rasmi ah u dhici kara waxaana sheekada laga sameeyay ay dhex ...
April 16, 2013
Filimkan Afsoomaaliga ah ayaa waxaa loogu Magac daray Beri,Xiligan ,Meeshaan kaasi oo qaab jiliinkiisa Koowaad uu aad kuu ...
February 2, 2013
Xubinta Filimada Ee Warbaahinta Nalaqosol.com ayaa maanta waxa aan idinku soo bandhigaynaa Filimkii caanka ahaa Yaden oo ah ...
January 28, 2013
Filimkii aadka u jilida wanaagsanaa ee Dil ayaa Maanta idiin haynaa Qeybta 1aad Daawo.
Maalin walba ayay warbaahinta Nalaqosol.com ...
January 24, 2013
Inta badan Filimada Hindiga Iyo Heesahooda ayaa qaabka loo jilay waxaa qofkii daawada uu dareen ahaan noqonayaa Mid ...
January 19, 2013
Filimkan waa Filimada loogu Jecelyahay Hindiga waxaana Loo Tarjumay Afsoomaali Jaceyl,Caqli iyo Siyaasad Filim ka kooban waa Filimkii ...
January 18, 2013
Warbaahinta NALAQOSOL.COM oo idiin soo bandhigta Filimada Xulka ah auaa waxa ay maanta idiin soo bandhigaysaa Filimkii Caanka ...
January 18, 2013
Heestan Macaan Waa Heesaha sanadahan loogu jecelyahay Hindiga Heestan Halku dhigeeda waa ISHQ KA DARD HAI Waxa aad dareemi ...
January 15, 2013
HALKAN KA DAAWO FILIM 2 SAACADOOD AH (HINDI AFSOOMAALI FULL AH) Filimkii ASAMBHV OO ATOORAYAAL Caan ah ay ...