Wednesday, May 22nd, 2013
FCB nalaqosol

Taajir Maseer ku riday Taajiriinta Caalamka(Muuqaal)

Published on February 2, 2013 by   ·   No Comments

Dunidan aan ku noolnahay ayaa markastaba waxaa lagu arkaa arimo la yaab badan
oo dad badan ku abuurta amakaag iyo aamusnaan maalin kastana waxaa dadyowga caalamka dhegahooda kusoo dhaca
wax yaabo aaney horey u maqal ama u arag taasoo lagu tilaamo la yaabka dunida.

Hadaba shabakada nalaqosol.com oo aad aalaaba uga barateen in ay idiin soo xusho
wax yaabaha caalamka ka dhacaya ee layaabka leh waliba kuwooda xulka ah
ayaa maanta idiin soo bandhigeysa arin ka dhacday dalkaasi India.

Taasoo ah in nin maal qabeen ah oo lagu magacaabo Data da’diisuna tahay 42 jir
una dhashay dalka India in uu go’aansaday in uu sameysto shaati ka sameysan dahab
maadaama baa la yiri uu aad u jecel yahay dahabka tan iyo markii uu caruurta ahaaa.

Sameynta shaatigaan ayaa lagu soo waramayaa in ay qaadatay 16 maalmood
ayadoo ay isugu tageen 15 shaqaale ah oo ku taqasusay amuurahan,
culeeska shaatiga uu ninkaani ka sameystay dahabka ayaana lagu sheegay 3.3 KG.

Qarashka ku baxay sameynta shaatigan ayaa lagu sheegay 12.7 Million oo lacagta India ah
taasoo u dhiganta 177.000 oo lacagta Euro ah.
ninkaan ayaa la sheegay in uu aad u jeclaan jiray in uu dharka ka sameysto qalin iyo xariir
ayadoo sidoo kale waxyaabaha kale sida saacadaha iyo faraantigu ay ahaayeen dahab.

Balse haatan ayey ku filnaan weysay in uu ku hakado halkaas
isagoo sameystay shaati dahab ka sameysan, maadaama uu yahay nin taajir ah.
arinkan ayaana waxaa lagu daabacay wargeyska France Press,
ayadoo la sheegay in dad badan aad ula yaaban yihiin ninkaan

HALKAN KA DAAWO DHAMMAAN MUUQAALADA:-

TAAJIR3

Readers Comments (0)



INDIAN FILMS

ragga .

Xaliimooyinka Reer Sweden-ka noqday Ragga Dhibkan ayay ku qabaan ! (Filim Xanuun badan Daawo)

May 4, 2013
Filimkan ayaa waxa uu ka hadlayaa Dhibaatada Ragga Reer Sweden ay ku qabaan dumarka  awooda isbiday ee dalkaasi ...
video shukansi

Very Funny Shukansi (Daawo Video Qosol Miiran ah)

April 24, 2013
Muuqaalkan ayaa waxa uu yahay mid si rasmi ah u dhici kara waxaana sheekada laga sameeyay ay dhex ...
FILIM AFSOMALI CAJIB AH

FILIM AFSOOMAALI AH OO CAJIIB AH (DAAWO)

April 16, 2013
Filimkan Afsoomaaliga ah ayaa waxaa loogu Magac daray Beri,Xiligan ,Meeshaan kaasi oo qaab jiliinkiisa Koowaad uu aad kuu ...
FULL FILIM

FILIMKII CAANKA AHAA YADEEN (Full Movie-Daawasho Wacan)

February 2, 2013
Xubinta Filimada Ee Warbaahinta Nalaqosol.com ayaa maanta waxa aan idinku soo bandhigaynaa Filimkii caanka ahaa Yaden oo ah ...
Dil_poster_desifun_co_uk

FILIMKII CAANKA AHAA “DIL” Oo Afsoomaali ah Qeybta 1aad (Daawasha Wacan)

January 28, 2013
Filimkii aadka u jilida wanaagsanaa ee Dil ayaa Maanta idiin haynaa Qeybta 1aad Daawo. Maalin walba ayay warbaahinta Nalaqosol.com ...
Hindi cajiib

HEESTA MAANTA -Daawo Dareenkaaga Maxaa Iska badaleya Reeb Comment(VIDEO)

January 24, 2013
Inta badan Filimada Hindiga Iyo Heesahooda ayaa qaabka loo jilay waxaa qofkii daawada uu dareen ahaan noqonayaa Mid ...
FILIMKII DADKAN

Daawo Film hindi ah oo lagu magacaabo Dhadkan “Full Filim Afsoomaali)

January 19, 2013
Filimkan waa Filimada loogu Jecelyahay Hindiga waxaana Loo Tarjumay Afsoomaali Jaceyl,Caqli iyo Siyaasad Filim ka kooban waa Filimkii ...
FILIMKII

Full Filim Hindi Afsoomaali ah (FILIMKII KYO KII MAIN JHUT NAHIN BOLTA Full Movie)

January 18, 2013
Warbaahinta NALAQOSOL.COM oo idiin soo bandhigta Filimada Xulka ah auaa waxa ay maanta idiin soo bandhigaysaa Filimkii Caanka ...
Hindi

Hees Hindi ah Jaceyl Xanuun badan (Daawo)

January 18, 2013
Heestan Macaan Waa Heesaha sanadahan loogu  jecelyahay Hindiga  Heestan Halku dhigeeda waa ISHQ KA DARD HAI Waxa aad dareemi ...
FULL FILIM

FILIM HINDI AF SOMALI “ASAMBHAV” (FULL MOVIE DAAWO)

January 15, 2013
HALKAN KA DAAWO FILIM 2 SAACADOOD AH (HINDI AFSOOMAALI FULL AH) Filimkii ASAMBHV OO ATOORAYAAL Caan ah ay ...