Cunug yaab leh Oo dhaqaatiirta ka yaabsatay

Number of View: 256

Gabadhani oo Maraykan ah ayaa waxa ay ka yaabisay dhammaan dhaqaatiirta dalkaasi Maraykanka ka gadaal markii gabadhani la ogaaday in Jirkeeda wax dareen xanuun ah aanay dareemeen.

Gabadha oo dhaawacyo ay gaareen ayaa waxaa la gartay in jirkeeda aanu dareen dhan lahayn taasi oo ka yaabisay dhammaan dhaqaatiirta dalkaasi Maraykanka.

Video-ga Halkan hoose ka daawo Gabadha aan dareenka lahayn:-

GABADH YAAB LEH

Comments are closed.