South Africa: Nin dhimasho ahaan Qolka Maydka loo geeyay oo soo noolaadey (Video)
Published on February 2, 2013 by admin · No Comments
Sida warbaahinta South Africa lagu baahiyay waxaa dhacdadan ay ka dhahday deegaanada Bari ee Magaalada Cape Town halkaasi oo nin 50 sana jir ah oo Mayd ahaan qolka Maydka loo dhigay oo ku soo noolaadey qolkaasi dhexdiisa.
Ninkan mayd ahaan ayaa loo gudbidayay qolka Maydka markii muddo lala tacaalayay ka dibna uu suuxid ahaan neef oo dhan u gabay islamarkaana jirkiisa mayd ahaan uu u sawirmay markii qalabka lagu baaray.
Qolka Maydka ayaa dhawaq iyo garaacid la arkay markii laba gabadhood oo shaqaalaha isbitaalka ka mid ah ay albaabka qolka maydka arkeen dhawaq ka dhex yeeraya.
VIDEO-gan Daawo Qaabka Dhacdada u dhacdey oo sawiran:-

May 4, 2013
Filimkan ayaa waxa uu ka hadlayaa Dhibaatada Ragga Reer Sweden ay ku qabaan dumarka awooda isbiday ee dalkaasi ...
April 24, 2013
Muuqaalkan ayaa waxa uu yahay mid si rasmi ah u dhici kara waxaana sheekada laga sameeyay ay dhex ...
April 16, 2013
Filimkan Afsoomaaliga ah ayaa waxaa loogu Magac daray Beri,Xiligan ,Meeshaan kaasi oo qaab jiliinkiisa Koowaad uu aad kuu ...
February 2, 2013
Xubinta Filimada Ee Warbaahinta Nalaqosol.com ayaa maanta waxa aan idinku soo bandhigaynaa Filimkii caanka ahaa Yaden oo ah ...
January 28, 2013
Filimkii aadka u jilida wanaagsanaa ee Dil ayaa Maanta idiin haynaa Qeybta 1aad Daawo.
Maalin walba ayay warbaahinta Nalaqosol.com ...
January 24, 2013
Inta badan Filimada Hindiga Iyo Heesahooda ayaa qaabka loo jilay waxaa qofkii daawada uu dareen ahaan noqonayaa Mid ...
January 19, 2013
Filimkan waa Filimada loogu Jecelyahay Hindiga waxaana Loo Tarjumay Afsoomaali Jaceyl,Caqli iyo Siyaasad Filim ka kooban waa Filimkii ...
January 18, 2013
Warbaahinta NALAQOSOL.COM oo idiin soo bandhigta Filimada Xulka ah auaa waxa ay maanta idiin soo bandhigaysaa Filimkii Caanka ...
January 18, 2013
Heestan Macaan Waa Heesaha sanadahan loogu jecelyahay Hindiga Heestan Halku dhigeeda waa ISHQ KA DARD HAI Waxa aad dareemi ...
January 15, 2013
HALKAN KA DAAWO FILIM 2 SAACADOOD AH (HINDI AFSOOMAALI FULL AH) Filimkii ASAMBHV OO ATOORAYAAL Caan ah ay ...