Mowjadaha Biyaha Aduunka ugu xooga badnaa (Video)

Number of View: 227

Video-gan ayaa waxaa Warbaahinta nalaqosol.com kuugu soo bandhigaysaa Muuqaal maalin ka hor la soo duubay kaasi oo lagu muujinayay aduunka mowjadii biyaha ee ugu awooda badneed.

Mowjadahan biyaha ayaa waxa ay ka kaceen Xeebaha wadanka Burtaqiiska waxaana la ogaaday in Mowjadan ay ahayd midii aduunka ugu sareesay.

VIDEO-ga Mowjada Halkan ka daawo:-

Mowjad biyaha

Comments are closed.