Monday, May 20th, 2013
FCB nalaqosol

Ragga Aadbey U jecelyihiin Dumarka Astaamahan leh (Xog Wanaagsan)

Published on February 3, 2013 by   ·   No Comments

RAGGAMagac dumar inkastoo lawada wadaago hadana karti iyo Dareen fudeed ayaa la is dheeryahay waqtiga Ijmaaca , hadaba Ragga oo la ogaaday ineey in badan aad ujecelyihiin Haweeneyda leh labadaan Tilmaamood kuwaasoon marnaba ilaawin .

Raggu waa kuwa jecel in waqtiga Gurmadka Baashaalka Sariirta gabadhu adeegsato hubkeeda qarsooodida ah kuwaasoo laga run sheego qaadashada Baashaalka Sariirta.

Waxaa wanaagsan in wiilku badanaa bilaabo weerarka gaadmada ahi kaasoo si waalan u istiimiyaha gabadha , Nalaqosol.com balse waxay aad usii jecelyihiin in gabadhu ka run sheegto qaadashada raaxadaas ayna soo bandhigo Codadka kala gadisan ee Dhawaqa ka turjuma ineey Raaxada si wacan uqaadatay.

Gabadha oo dhawaqeeda soo bandhigtaa raggu dareen waalan ayeey kusii abuurtaa kuwaasoo niyeeysta in ay aad u qanciyeen gabadha  , Niyada oo u dhisan ayeey si deganaan ku jirto u gutaan xaajadooda.

Sidoo kale waqtiga Baashaalka waxay si qarsoodi ah u eegaan Raggu indhaha gabadha waxaana gabadhu uwanaagsan ineey soo bandhigto karaar qaadashada Raaxada indhaha isku qab qabato iyadoo sii dareensiineysa Macaanida uu leeyahay Odoyga.

Hadaba Gabaryahay Raggu waxay ku dadaalaan qancintaada ee adiguna ku dadaal ka run sheegida Dareenkaga waana kuwa shaqada ay hayaan sii laba jibaaraya si aad dareen waalan u heshana had iyo jeer dhiira galintiisa ku dadaal.

Warbixinada Dareenka Nolosha Kala soco Aalaaba NALAQOSOL.COM

Runta Farxada Iyo Nasashada

Readers Comments (0)



INDIAN FILMS

ragga .

Xaliimooyinka Reer Sweden-ka noqday Ragga Dhibkan ayay ku qabaan ! (Filim Xanuun badan Daawo)

May 4, 2013
Filimkan ayaa waxa uu ka hadlayaa Dhibaatada Ragga Reer Sweden ay ku qabaan dumarka  awooda isbiday ee dalkaasi ...
video shukansi

Very Funny Shukansi (Daawo Video Qosol Miiran ah)

April 24, 2013
Muuqaalkan ayaa waxa uu yahay mid si rasmi ah u dhici kara waxaana sheekada laga sameeyay ay dhex ...
FILIM AFSOMALI CAJIB AH

FILIM AFSOOMAALI AH OO CAJIIB AH (DAAWO)

April 16, 2013
Filimkan Afsoomaaliga ah ayaa waxaa loogu Magac daray Beri,Xiligan ,Meeshaan kaasi oo qaab jiliinkiisa Koowaad uu aad kuu ...
FULL FILIM

FILIMKII CAANKA AHAA YADEEN (Full Movie-Daawasho Wacan)

February 2, 2013
Xubinta Filimada Ee Warbaahinta Nalaqosol.com ayaa maanta waxa aan idinku soo bandhigaynaa Filimkii caanka ahaa Yaden oo ah ...
Dil_poster_desifun_co_uk

FILIMKII CAANKA AHAA “DIL” Oo Afsoomaali ah Qeybta 1aad (Daawasha Wacan)

January 28, 2013
Filimkii aadka u jilida wanaagsanaa ee Dil ayaa Maanta idiin haynaa Qeybta 1aad Daawo. Maalin walba ayay warbaahinta Nalaqosol.com ...
Hindi cajiib

HEESTA MAANTA -Daawo Dareenkaaga Maxaa Iska badaleya Reeb Comment(VIDEO)

January 24, 2013
Inta badan Filimada Hindiga Iyo Heesahooda ayaa qaabka loo jilay waxaa qofkii daawada uu dareen ahaan noqonayaa Mid ...
FILIMKII DADKAN

Daawo Film hindi ah oo lagu magacaabo Dhadkan “Full Filim Afsoomaali)

January 19, 2013
Filimkan waa Filimada loogu Jecelyahay Hindiga waxaana Loo Tarjumay Afsoomaali Jaceyl,Caqli iyo Siyaasad Filim ka kooban waa Filimkii ...
FILIMKII

Full Filim Hindi Afsoomaali ah (FILIMKII KYO KII MAIN JHUT NAHIN BOLTA Full Movie)

January 18, 2013
Warbaahinta NALAQOSOL.COM oo idiin soo bandhigta Filimada Xulka ah auaa waxa ay maanta idiin soo bandhigaysaa Filimkii Caanka ...
Hindi

Hees Hindi ah Jaceyl Xanuun badan (Daawo)

January 18, 2013
Heestan Macaan Waa Heesaha sanadahan loogu  jecelyahay Hindiga  Heestan Halku dhigeeda waa ISHQ KA DARD HAI Waxa aad dareemi ...
FULL FILIM

FILIM HINDI AF SOMALI “ASAMBHAV” (FULL MOVIE DAAWO)

January 15, 2013
HALKAN KA DAAWO FILIM 2 SAACADOOD AH (HINDI AFSOOMAALI FULL AH) Filimkii ASAMBHV OO ATOORAYAAL Caan ah ay ...