Monday, May 20th, 2013
FCB nalaqosol

Ninka Bidaarta Leh oo Wax badan dheer ninka kale (Khibrad sare)

Published on February 12, 2013 by   ·   No Comments

bidaarleDaraasad cusub oo ay ku dhaqaaqeen qubaro loo xil saaray xaqiijinta farqiga u dhaxeeya
nimana timaha leh iyo kuwa tintu ka guurtay ee bidaarta yeeshay.

War bixin ay soo saareen kadib baaritaan dheer ayeyna qubaradani tilmaameen
in nimanka tintu ka hayaantay ama bidaarta yeeshay ay dhinacyo badan uga horeeyaan
kuwa timaha dhaadheer ee shanlada iyo kareemka marwalba ku howlan.

Daraasadan ayaa laga soo saaray in aqyaarta bidaartu gashay ay dhowr arimood ku wanaagsan yihiin
kuwaasoo ay ka mid tahay in ay yihiin niman la aamini karo oo wacadka oofiya,
sidoo kale waxaa la sheegay in bidaarleydu ay tahay nin karmeedyo adkeysi leh
sidooo kalena saameyn balaaran ku yeesha bulshada ay la nool yihiin.

Nimanka bidaarta leh ayaa sidoo kale waxaa la sheegay in hadii ay shaqo doon yihiin
inta badan ay ka howl galaan arimaha hogaaminta ayadoo loo doorto in hogaamiye yaal noqon karaan.

Sidoo kale aqyaarta tintu ka haaday ayaa la sheegay in dumar badani aad u jecel yihiin
ayadoo sababtana lagu sheegay in ay nimankani yihiiin kuwa ku fiican dhanka Romantic-ga
isla markaana fahmi kara dareenka haweenka lagu xod xoto.

Daraasadan ayaa intaas kusii dareysa in nimanka ay haatan tintu kasiii bideyso
ee ku dhow in ay kusoo biiraan ururka bidaarle yaasha in ay haboon tahay
in ay tinta gabi ahaanteedba iska xiiraa, isla markaana toos u noqdaan hogaamiye.

Warbaahinta Nalaqosol.com

Nalaqosol@gmail.com

Readers Comments (0)



INDIAN FILMS

ragga .

Xaliimooyinka Reer Sweden-ka noqday Ragga Dhibkan ayay ku qabaan ! (Filim Xanuun badan Daawo)

May 4, 2013
Filimkan ayaa waxa uu ka hadlayaa Dhibaatada Ragga Reer Sweden ay ku qabaan dumarka  awooda isbiday ee dalkaasi ...
video shukansi

Very Funny Shukansi (Daawo Video Qosol Miiran ah)

April 24, 2013
Muuqaalkan ayaa waxa uu yahay mid si rasmi ah u dhici kara waxaana sheekada laga sameeyay ay dhex ...
FILIM AFSOMALI CAJIB AH

FILIM AFSOOMAALI AH OO CAJIIB AH (DAAWO)

April 16, 2013
Filimkan Afsoomaaliga ah ayaa waxaa loogu Magac daray Beri,Xiligan ,Meeshaan kaasi oo qaab jiliinkiisa Koowaad uu aad kuu ...
FULL FILIM

FILIMKII CAANKA AHAA YADEEN (Full Movie-Daawasho Wacan)

February 2, 2013
Xubinta Filimada Ee Warbaahinta Nalaqosol.com ayaa maanta waxa aan idinku soo bandhigaynaa Filimkii caanka ahaa Yaden oo ah ...
Dil_poster_desifun_co_uk

FILIMKII CAANKA AHAA “DIL” Oo Afsoomaali ah Qeybta 1aad (Daawasha Wacan)

January 28, 2013
Filimkii aadka u jilida wanaagsanaa ee Dil ayaa Maanta idiin haynaa Qeybta 1aad Daawo. Maalin walba ayay warbaahinta Nalaqosol.com ...
Hindi cajiib

HEESTA MAANTA -Daawo Dareenkaaga Maxaa Iska badaleya Reeb Comment(VIDEO)

January 24, 2013
Inta badan Filimada Hindiga Iyo Heesahooda ayaa qaabka loo jilay waxaa qofkii daawada uu dareen ahaan noqonayaa Mid ...
FILIMKII DADKAN

Daawo Film hindi ah oo lagu magacaabo Dhadkan “Full Filim Afsoomaali)

January 19, 2013
Filimkan waa Filimada loogu Jecelyahay Hindiga waxaana Loo Tarjumay Afsoomaali Jaceyl,Caqli iyo Siyaasad Filim ka kooban waa Filimkii ...
FILIMKII

Full Filim Hindi Afsoomaali ah (FILIMKII KYO KII MAIN JHUT NAHIN BOLTA Full Movie)

January 18, 2013
Warbaahinta NALAQOSOL.COM oo idiin soo bandhigta Filimada Xulka ah auaa waxa ay maanta idiin soo bandhigaysaa Filimkii Caanka ...
Hindi

Hees Hindi ah Jaceyl Xanuun badan (Daawo)

January 18, 2013
Heestan Macaan Waa Heesaha sanadahan loogu  jecelyahay Hindiga  Heestan Halku dhigeeda waa ISHQ KA DARD HAI Waxa aad dareemi ...
FULL FILIM

FILIM HINDI AF SOMALI “ASAMBHAV” (FULL MOVIE DAAWO)

January 15, 2013
HALKAN KA DAAWO FILIM 2 SAACADOOD AH (HINDI AFSOOMAALI FULL AH) Filimkii ASAMBHV OO ATOORAYAAL Caan ah ay ...