Nin dhismo 27 dabaq ka kooban lugtiisa ku fuulay !!! (DAAWO VIDEO YAAB LEH)
Published on February 12, 2013 by admin · No Comments
Alain Robert oo ah nin u dhashay dalka Faransiiska ayaa soo badhigay farsamo cajiib ah
kadib markii uu go’aansaday in uu lugtiisa ku fuulo dhismo Hotel ah oo ka kooban 27 dabaq
kaasoo ku yeela dalka Cuba.
Ninka arinkaan ku dhaqaaqay ayaa ah 50 jir u dhashay Faransiiska
waxa uuna dabaqaan kasoo koray qeybaha banaanka ah, isagoo aan haba yaraatee adeegsan
wax u sahla fuulista dhisma, ama xarig ilaaliya hadii uu soo dhici rabo.
waxa uuna muujiyay ninkaani geesi nimo cajiib ah.
Laga bilaabo qeybta hoose ilaa iyo dabaqa ugu sareeya ee 27aad ayey ku qaadatay
saacad barkeed ama 30 daqiiqo in uu ku gaaro.
HALKAN KA DAAWO VIDEO-ga:-

May 4, 2013
Filimkan ayaa waxa uu ka hadlayaa Dhibaatada Ragga Reer Sweden ay ku qabaan dumarka awooda isbiday ee dalkaasi ...
April 24, 2013
Muuqaalkan ayaa waxa uu yahay mid si rasmi ah u dhici kara waxaana sheekada laga sameeyay ay dhex ...
April 16, 2013
Filimkan Afsoomaaliga ah ayaa waxaa loogu Magac daray Beri,Xiligan ,Meeshaan kaasi oo qaab jiliinkiisa Koowaad uu aad kuu ...
February 2, 2013
Xubinta Filimada Ee Warbaahinta Nalaqosol.com ayaa maanta waxa aan idinku soo bandhigaynaa Filimkii caanka ahaa Yaden oo ah ...
January 28, 2013
Filimkii aadka u jilida wanaagsanaa ee Dil ayaa Maanta idiin haynaa Qeybta 1aad Daawo.
Maalin walba ayay warbaahinta Nalaqosol.com ...
January 24, 2013
Inta badan Filimada Hindiga Iyo Heesahooda ayaa qaabka loo jilay waxaa qofkii daawada uu dareen ahaan noqonayaa Mid ...
January 19, 2013
Filimkan waa Filimada loogu Jecelyahay Hindiga waxaana Loo Tarjumay Afsoomaali Jaceyl,Caqli iyo Siyaasad Filim ka kooban waa Filimkii ...
January 18, 2013
Warbaahinta NALAQOSOL.COM oo idiin soo bandhigta Filimada Xulka ah auaa waxa ay maanta idiin soo bandhigaysaa Filimkii Caanka ...
January 18, 2013
Heestan Macaan Waa Heesaha sanadahan loogu jecelyahay Hindiga Heestan Halku dhigeeda waa ISHQ KA DARD HAI Waxa aad dareemi ...
January 15, 2013
HALKAN KA DAAWO FILIM 2 SAACADOOD AH (HINDI AFSOOMAALI FULL AH) Filimkii ASAMBHV OO ATOORAYAAL Caan ah ay ...