Caara Caaro Da’aysa Sida Roob Weligaa Ma Aragtay?! (Mucjiso Video)

Number of View: 271

Mucjisooyinka dadka ka yaabiyay ayaa waxaa todobaadkan ay noqotay Muuqaal cajiib ah oo lala yaabay kaasi oo ah Caara Caara Sida Roobka Uga da’day Dalka Brazil.

Caara caarada ayaa cirka oo dhan hareesay deegaan ka mid ah Magaalada Brazilia Ee Dalkaasi Brazil arintaani oo ka yaabisay Balaayiin qof oo Muuqaalkan daawatay.

VIDEO-ga HALKAN  KA DAAWO:-

 Caara Caaro

 

Comments are closed.