Maxaa Sababa In Haweenka Ka Caagaan Kulanka Sariirta (SIRTA NOLOSHA )
Published on April 16, 2013 by admin · No Comments
Maxay lamaanayaasha u waayaan dareemaha galmo?maxay tahay sababta ka dhigeysa haweeneyda in hoos dhac uu ku yimaado heerkoodii kacsi iyo baahida ay u qabeen ciyaarta .
Sababo badan ayaa jira oo haweeneyda kacsi yari u keeneysa waxaana ka mid ah Daalka, in aysan dareemin kacsi,dhibaatooyin caafimaad ,dhibaatooyin dhanka xariirka ah ,
kalsoonida oo yaraata , iyo in ay u dareento in jirkeeda uusan soo jiidaneyn ninka .
Haweenka aad ayay u jecel yihiin ciyaarta sariirta waa hadii ay dareento in lagu taageerayo kacsiga iyo baahi tiradaba , waxaadna ogaataa saaxiib hadii lamaantaada aad la qabato oo ka taagerto howsha guriga adigoo u muujinaya in aad si dhab ah u jeceshahay xiliga aad howsha qabanaysaan shumis badan oo naxariis ay kud heehan tahay ku sameey waxaa hubaal in ay habeenkas si la yaqaano isku diyaarinayso kuuna hagar baxayso .
xili walbo oo ay indho dareen leh kugu eegto howsha aad faraha kula jirto ka kac kadibne madaxa u salaax u muuji dareenka aad u heyso in aduunyada dhan aad owgeed u deyn karto isla markaana u mahad celinteeda ha iloobin taasi ayaana sara u qaadeysa baahideeda galmo.
SIRTA NOLOSHA
WARBAAHINTA NALAQOSOL.COM
May 4, 2013
Filimkan ayaa waxa uu ka hadlayaa Dhibaatada Ragga Reer Sweden ay ku qabaan dumarka awooda isbiday ee dalkaasi ...
April 24, 2013
Muuqaalkan ayaa waxa uu yahay mid si rasmi ah u dhici kara waxaana sheekada laga sameeyay ay dhex ...
April 16, 2013
Filimkan Afsoomaaliga ah ayaa waxaa loogu Magac daray Beri,Xiligan ,Meeshaan kaasi oo qaab jiliinkiisa Koowaad uu aad kuu ...
February 2, 2013
Xubinta Filimada Ee Warbaahinta Nalaqosol.com ayaa maanta waxa aan idinku soo bandhigaynaa Filimkii caanka ahaa Yaden oo ah ...
January 28, 2013
Filimkii aadka u jilida wanaagsanaa ee Dil ayaa Maanta idiin haynaa Qeybta 1aad Daawo.
Maalin walba ayay warbaahinta Nalaqosol.com ...
January 24, 2013
Inta badan Filimada Hindiga Iyo Heesahooda ayaa qaabka loo jilay waxaa qofkii daawada uu dareen ahaan noqonayaa Mid ...
January 19, 2013
Filimkan waa Filimada loogu Jecelyahay Hindiga waxaana Loo Tarjumay Afsoomaali Jaceyl,Caqli iyo Siyaasad Filim ka kooban waa Filimkii ...
January 18, 2013
Warbaahinta NALAQOSOL.COM oo idiin soo bandhigta Filimada Xulka ah auaa waxa ay maanta idiin soo bandhigaysaa Filimkii Caanka ...
January 18, 2013
Heestan Macaan Waa Heesaha sanadahan loogu jecelyahay Hindiga Heestan Halku dhigeeda waa ISHQ KA DARD HAI Waxa aad dareemi ...
January 15, 2013
HALKAN KA DAAWO FILIM 2 SAACADOOD AH (HINDI AFSOOMAALI FULL AH) Filimkii ASAMBHV OO ATOORAYAAL Caan ah ay ...