Thursday, May 23rd, 2013
FCB nalaqosol

Muxuu taraa Kintirka ? (Xog Muhiim ah)

Published on April 16, 2013 by   ·   No Comments
Sida la ogyahay kintirka waa xubin ka mid ah xubnaha taranka haweeneydu, wuxuu ku yaallaa farjiga naagta meesha ugu korraysa, naagaha ku nool dalalka kulul kintirkooda waa dheeraadaa sida badan kuwa ku nool dalalka qabow inta badan ma dheeraado, haweeneydu marka la gudayo waxaa laga jaraaqayb ka mid ah kintirka waa gudniinka sunniga ay dhahaan, laakin kan fircooniga kintirka iyo faruuraha yaryar oo kintirka la xiriira ayaa lawada gooyaa oo markaas ayaa la toltolayaa.
kintirka waxaa lagu tiriyaa inuu yahay xubinta ugu dareen badan jirka haweeneydu, marka ay kacsato waxaa ka soo buuxsama dhiig markaas ayuu bararaa oo uu taagmaa si daranna wuu u kululaadaa.
Haweeneydu kintirka leh taataabashadiisa keliya way ku biyabixi kartaa, naagaha 97% kacsigooda waa kacsi kintireed, naagaha 3% kacsigooda waa mid laga dareemo farjiga gudihiisa, kuwan dambe gudniinka saamayn weyn kuma yeeshto, maxaa yeelay kacsiigooda wuxuu ku jiraa gudaha.
Waxay raaxaystaan marka gudaha wax ka galaan, saa darteed waxaad maqlaysaa naagaha Soomaali oo fircooniga loo guday qaar baa jira kacsi badan, dadka arrinkan aan kala fahmansanayn waxay dhahaan gudniinka wax saamays ma laha, runtii gudniinka wuxuu saameeyaa oo kaliya kuwa kintirka ka kacsado haddii laga gooyo meesha keliya ay ka kacsanayeen maxaa u harayba.
Dumarka qaarkooda kintirka ayay ka kacsadaan marka ay 30 dhaafaan kacsigooda wxuu isu baddalaa kacsiga gudaha, sidaa darteeda kutub fara badan waxay dhahaan naagaha marka ay yihiin da’da u dhexaysa 30 ilaa 50 galmo kama dhergaan sirka ku jrto baa waxay tahay kacsigooda ayaa gudaha isu baddalay, kacsiga kintirka iyo kan gudaha waxaa daran gudaha kaas wuxuu la xiriiraa murqaha farjiga wxuuna u baahan yahay shaqo culus naagtana qaab kasta way ku raaxaysan kartaa fadhi iyo istiiga iyo foorarsiba midda kintirka ka kacsato waxay rabtaa in lagu kor seexdo si ay isu qabtaan labada qas keeda iyo kan ninka.
 Source By/
Zuhayla Abdi Ali
Wacdaraha.com
Hoyga Wararka Iyo Wacdaraha Nolosha

Readers Comments (0)



INDIAN FILMS

ragga .

Xaliimooyinka Reer Sweden-ka noqday Ragga Dhibkan ayay ku qabaan ! (Filim Xanuun badan Daawo)

May 4, 2013
Filimkan ayaa waxa uu ka hadlayaa Dhibaatada Ragga Reer Sweden ay ku qabaan dumarka  awooda isbiday ee dalkaasi ...
video shukansi

Very Funny Shukansi (Daawo Video Qosol Miiran ah)

April 24, 2013
Muuqaalkan ayaa waxa uu yahay mid si rasmi ah u dhici kara waxaana sheekada laga sameeyay ay dhex ...
FILIM AFSOMALI CAJIB AH

FILIM AFSOOMAALI AH OO CAJIIB AH (DAAWO)

April 16, 2013
Filimkan Afsoomaaliga ah ayaa waxaa loogu Magac daray Beri,Xiligan ,Meeshaan kaasi oo qaab jiliinkiisa Koowaad uu aad kuu ...
FULL FILIM

FILIMKII CAANKA AHAA YADEEN (Full Movie-Daawasho Wacan)

February 2, 2013
Xubinta Filimada Ee Warbaahinta Nalaqosol.com ayaa maanta waxa aan idinku soo bandhigaynaa Filimkii caanka ahaa Yaden oo ah ...
Dil_poster_desifun_co_uk

FILIMKII CAANKA AHAA “DIL” Oo Afsoomaali ah Qeybta 1aad (Daawasha Wacan)

January 28, 2013
Filimkii aadka u jilida wanaagsanaa ee Dil ayaa Maanta idiin haynaa Qeybta 1aad Daawo. Maalin walba ayay warbaahinta Nalaqosol.com ...
Hindi cajiib

HEESTA MAANTA -Daawo Dareenkaaga Maxaa Iska badaleya Reeb Comment(VIDEO)

January 24, 2013
Inta badan Filimada Hindiga Iyo Heesahooda ayaa qaabka loo jilay waxaa qofkii daawada uu dareen ahaan noqonayaa Mid ...
FILIMKII DADKAN

Daawo Film hindi ah oo lagu magacaabo Dhadkan “Full Filim Afsoomaali)

January 19, 2013
Filimkan waa Filimada loogu Jecelyahay Hindiga waxaana Loo Tarjumay Afsoomaali Jaceyl,Caqli iyo Siyaasad Filim ka kooban waa Filimkii ...
FILIMKII

Full Filim Hindi Afsoomaali ah (FILIMKII KYO KII MAIN JHUT NAHIN BOLTA Full Movie)

January 18, 2013
Warbaahinta NALAQOSOL.COM oo idiin soo bandhigta Filimada Xulka ah auaa waxa ay maanta idiin soo bandhigaysaa Filimkii Caanka ...
Hindi

Hees Hindi ah Jaceyl Xanuun badan (Daawo)

January 18, 2013
Heestan Macaan Waa Heesaha sanadahan loogu  jecelyahay Hindiga  Heestan Halku dhigeeda waa ISHQ KA DARD HAI Waxa aad dareemi ...
FULL FILIM

FILIM HINDI AF SOMALI “ASAMBHAV” (FULL MOVIE DAAWO)

January 15, 2013
HALKAN KA DAAWO FILIM 2 SAACADOOD AH (HINDI AFSOOMAALI FULL AH) Filimkii ASAMBHV OO ATOORAYAAL Caan ah ay ...