Qudaarta Nuucaan ah Awooda Raganimada ayay Xoojisaa (Daraasad)

Number of View: 355

Sirta Dareenkaa Ee warbaahinta Nalaqosol oo mar walba wax kuu faa’iidaysa ayaa waxaa Maanta idinku haynaa awooda Raganimada Qudaar wanaagsan oo kaalma fiican leh.

Khudaarta Xoojisa Awooda Galmada  Ragga Iyo Dumarka :-

Waxaa jira cunooyin haweenka iyo ragga ka taageera xoojin iyo wanaajin dhanka rabitaanka galmada ah siiya , ha ahaadeen qudaarta fresh-ka ah iyo kuwa qalalan , waxaase muhiim ah in qofka jimicsi cayaareed sameeyo kana fogaado sigaaarka iyo waxyaabaha kale aalkolada leh.

Wax yaabaha xoojiya ayaa waxaa ka mid ah Basashada gaduudan ,tuunta ,cinab-ka iyo qudaarta soo deysa dheecaanka astragous” iyo qudaarta leh Vitamin (A)

Ogaw saliida beerka kaluunka ayaa ah muhiim oo si weyn sara ugu qaada awooda galmada ragga waxaana ku jira Capsules dabiici ah iyadoo taqaatiirta ku taliyeen in si weyn loo isticmaalo .

Haweenka ayaa lagu waramay in dareen xoogan oo galmo ay dareemaan marka ay cunaan yaanyada(Tamaato))taasi ii ah cayriin oo aaan la karin.

Hadaba wax badan ayaa Jira oo awood ahaan ku kaalmeen kara wallow aan qeybqeyb idinku soo gudbin doono maadaama ay dhaqaatiirta  Maalin walba soo bandhigaan waxyaaba cusub.

Warbaahinta Nalaqosol.com

Qeybta Arimaha Sirta Nolosha

Categories: AMAZING

Comments are closed.