Fanaan Mursal Oo soo qaadey Hees Shaki badan dhalisay (Akhriso Oo Daawo Dadka Waxa ay Aamineen)

Number of View: 277

Mursal iyo Hodon abdirahmanFanaanka caanka ah ee reer Hargeysa Mursal Muuse ayaa soo qaaday hees muran iyo shaki badan gelisay taageerayaal badan iyo dad badan oo fanka u dhega nugul.

Heesta cusub ee Mursal ee Xadhig Marag waxaa ereyadeeda sameeyey abwaan Weedhsame. Waana hees ka hadleysa Khilaafaadka qoysaska ka dhexdhasha. waxaana shakiga abuuray iyadoo mudo aad u dhaw ay soo shaacbaxday khilaaf fanaanka iyo xaaskiisa Khadra Saliimo soo kala dhexgalay,haseyeeshee ay si wadajir ah u beeniyeen,islamarkaana ay sheegeen in warkaasi uu ahaa been abuur.

1

 

Taageeraayasha fanaanka ayaa su’áalo badan isla dhexmaraya oo la xiriira cida ay quseyso qisada heestan,waxaana xanta leysla dhexmaraayo ay ku soo aaday xilli fanaanada Hodan Cabdiraxmaan dhawaan ay Hargeysa soo dhaweyn u sameeyeen.

2

 

Shakiga in fanaaniinta Mursal iyo Hodan uu ka dhexeeyo arimo jaceyl ayaa cirka isku sii shareeray,lamana hubo suurtogalnimada arintaasi.

Fanaaniinta Khadra Saliimo  iyo seygeeda Mursal ayaa ah lamaanayaal isku waqti fanka soo galay,islamarkaana leh cunug yar.

HALKAN KA DAAWO:-

Mursal iyo Hodon abdirahman

 

Comments are closed.